Sayid Cali Shiikh Max’ed oo sharci daro ku tilmaamay xilka ka qaadista lagu sameeyey

Ka dib qoraal ka soo baxday guddiga doorashooyinka Qaranka oo lagu sheegay in xilka guddoomiye ku-xigeenka guddigaasi laga qaaday  Sayid Cali Shiikh Maxamed ayaa waxaa xil ka qaadistaasi ka soo horjeestay gudoomiye ku xigeenka la sheegay in xilka laga qaaday. Sayid Cali Sheekh Maxamed oo shir jaraa’id qabtay  ayaa qalad ku tilmaamay hanaanka loo soo … Continue reading Sayid Cali Shiikh Max’ed oo sharci daro ku tilmaamay xilka ka qaadista lagu sameeyey